Saleebaan Gaal oo ka jawaabaya warar la sheegay inay ka yimaadeen Muqdisho
Saleebaan Gaal ayaa ka jawaabaya warar la sheegay inay ka yimaadeen Muqdisho oo ku aadan cida maalgelisay xasuuqyada Koofurta ayadoo dad badan faraha ku taagayaan maamulka Somaliland.