X

Saleebaan Gaal oo sheegay in doorashadii ay ka socon la’dahay Muuse Biixi

Gudoomiyaha guurtida maamulka Somaliland ayaa sheegay kulan ay la qaateen gudiga fashilmey ee doorashada in guddigu u sheegeen in doorashadii ay ka socon la’dahay Muuse Biixi. Gudigan ayay ahayd inay iyagu is-casilaan mar haday ku fashilneen inay qabtaan doorasho xalaala.


Hoos ka daawo


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.