X

Saleebaan Maxamuud oo taageeray Cali Khaliif kana hadley Caare

Gudoomiyaha golaha maamulka Somaliland ayaa wax laga weydiiyay Cali Khaliif oo la sheegaya inuu Ka quustey maamulka haddana Muqdisho iska jooga iyo korneyl Caare. Saleebaan Maxamuud ayaa sheegay in Cali Khaliif saxan yahay hadduu Muqdisho tagey waayo Muqdisho xaaraan maaha.


Wuxuu ilaaway in dhalinta u xaaraan tahay ayna u fasax tahay xerta Muuse Biixi Ku xeeran.


Mar wax laga weydiiyay korneyl Caare iyo sida Muuse Biixi ula dhaqmey ayuu ku taageeray sheegayna in Ka reebidu sax tahay oo intaa wax dhaafsan aanan ku dari Karin.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.