X

Maxaa Ka soo kordhey fatahaada webiga Shabeelle ee Hiiraan

Dawlada Somaliya ayaa gargaarkii ugu horeeyay gaarsiisay dad ay waxyeelo Ka soo gaartey fatahaada webiga Shabeelle Ku fatahay dadka Ku nool Hiiraan. Maaha markii ugu horeysay oo webiga Ku fataho ayadoo sanadahan dambe lagu jiro barwaaqo RABIGEENA ugu deeqay adoomihiisa.


Waxaan wadnaa in ugu yaraan ilaa sadex diyaaradood oo wada gargaar degdega inuu soo gaaro degmada Beledweyne ayuu yiri iskuduwaha gargaara Xaawa Axmed Rijaal.


Waxa aad loo amaaney sida degdega ee dawladu uga jawaabtey fatahaada webiga ayadoo awoodkale aan lahayn inay dadka raashin la gaaryo mooyee.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.