X

Samaroon hadduu ka baxo Somalilaan waxa soo hadhaya SNM: Caaqil Jaambir

Caaqil Isaaqa oo lagu magacaabo C/rashiid Jaambir ayaa qirtey in sheekada Somalilaan ku xidhan tahay Samaroon haddii uu ka baxana waxa soo hadhay ay yihiin SNM. Wuxuu kaloo qirtey in beelaha Sool iyo Sanaag ayna hireba uga mid ahayn gooni goosadka.


Caaqilkan ayaa hore y dafirey in SNM oo wadata Mingeste ay xasuuq ba’an ka gaysteen Awdal sanadii 1991.


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.