X

Samaroon masiirkiisa kuma kala qaybsana ee waxa jirta inyar oo dhuuniraaca: Muwaadin

Muwaadin ayaa si adag uga hadlay fadeexadii inyar oo dhuuniraaca ay u soo raaceen Muuse Biixi rasaasna kala hortageen ugaaska beesha. Muwaadin saxaafada la hadlay ayaa sheegay in dhuuni raacnimo Samaroon halkaa dhigey, wuxuuna tilmaamay gudoomiyaha jaamacada Camuud iyo xubno kale.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.