11/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Sambalooshe oo qarxiyay diideyna inuu faafiyo sirta dawlada: Farmaajo taageero ma lumin

Sambalooshe oo qarxiyay diideyna inuu faafiyo sirta dawlada. Sambalooshe oo ka xanaaqey sida loogu garaacay kursigii xildhibaanka ayaa la isyiri ka faaiideysta lana weydiiyay su’aalo ku saabsan Qalbidhagax.



Sambalooshe ayaa sheegay inayna dawladu wax taageero ah lumin ee ay yihiin ciyaal faysbuuga oo markii horeba dawlad jacayl ka aheen oo taageero beena la wareegayay.



Hoos ka dhegeyso

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=Sss1TmqSRXQ[/embedyt]



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS