21/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Saraakiil Somali ku jirto oo Suudaan soo tababartey: SAWIRO

Saraakiil Suudaan u soo tababartey Somaliya ayaa shahaadooyin lagu siiyay dalkaasi una soo jeeda dalka. Tababarka dadka la siinayay ayaa isugu jiray Soomaali,Suudaan,iyo Urdun,iyadoo uu Cumar Xasan Axmed kaalinta koowaad ka galay.

Magaalada Khaartuum ee xarunta Dalka Suudaan ayaa lagu qabtay munaasbaada ballaaran oo tababar loogu soo xirayay dhalinyaro Leyli tababara Leyli Saraakiil ah in muddo ah lagu barayay Dalkaasi Suudaan.





Waxaa ka qeybgalay munaasabadaasi madaxweynaah Dalka Suudaan Cuymar Xasan Albshiir,kumanaan Soomaalida kunool Dalkaasi Suudaan iyo madax kale.





C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS