November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Sargaal sare oo ka tirsan kacdoonka reer Adal oo fariin u soo diray maamulka Hargeysa+af adagidaa Siilaanyo+MUUQAAL

WP_20150314_008Awdal–Sargaal sare oo ka tirsan kacdoonka reer Adal ayaa fariin adag u soo diray maamulka Hargeysa. Sargaal Maxamud Nuur oo jooga jiida hore ayaa Siilaanyo u sheegay in kibi dartii uu Lughaya ku darsanayo Hargeysa wuxuuse sheegay in sida kale u dhici doonto.

Wuxuu dhinaca kale fariin ku haboon u diray salaadiinta mooday malagii arsaaqda Siilaayo iyo Xirsi Tooriile.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS