Muqdisho–Sarkaal argagixisada shabaab u qaabilsanaa xasuuqa miino u dhigista muslimiinta ayaa isa soo dhiibey kana toobad keenay ficiladii uu hore ugu jiray. Ninkan oo lagu magacaabo C/llaahi Axmed Muxumed ayaa isku soo dhiibay ciidamada dawlada magaalada Dhuusamareeb.
Sarkaalkan ayaa sheegay in uu muddo ku jiray ururka dhiigyacabka ah hadase uu khaati ka joogo in uu sii wado daadinta dhiiga muslimiinta.
Baryihii u dambeeyay xilli ay ku ciiran tahay argagixisada ayaa waxa ka soo goosanaya ragii daadiyay dhiiga boqolaaml muslimiina si ay u badbaadaan hadda.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay