X

Sarkaalkii ka tooban keenay falxumada shabaab ee Sakariye oo siro khatara laga helay iyo haweenay Ingiriisa

Mudisho–Sarkaalkii sirdoonka argagixisada shabaab ee dhawaanta isa soo dhiibay ayaa qarxiyay siro badan iyo haweenay Ingiriisa oo la yiraa Samantha halka ay ku nooshahay. Samantha ayaa baxsi ka ah dawlada Ingiriiska waxana lagu eedaynayaa falal ka dhana bani aadamka.

Sakariye Ismaaciil ayaa sirahan qarxiyay xilli laga waraystay halka ay kusugan yihiin qaar ka mida dad dambiyo ka galay bani aadamka.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.