Kadib shirki midowga Afrika ee magaalada Addis ababa ayaa soo jeedin kadib laysla gartey in afka Sawaaxiliga oo inta badan looga hadlo bariga Afrika laga dhigo af looga shaqeeyo xafiisyada midowga Afrika.
Madaxweynaha Tansaaniya ayaa ku dooday in afka Sawaaxiliga aya ku hadlaan boqol milyan Afrikaana iyo weliba wadamada Cumaan iyo Yaman. Sawaaxiliga ayaa waxa ka buuxa Af-Carabi farabadan.
Luqadaha kale ee looga shaqeeyo xafiisyada midowga Afrika ayaa ah Ingiriisi, Faransiis iyo Carabi oo ay ku hadlaan dawlado Carab u badan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay