11/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

AppleMark

Sawir ilmo yar oo baddu soo tuftey oo aduunka dhan ka murugoodey iyo baraha bulshada oo xoog loo wadaagey

Sawirka ilmo yar oo loo malaynayo in uu u dhashay Siiriya oo baddu ku liqdey inta u dhaxaysa Giriiga iyo Turkiga ayaa aduunku aad uga mururgoodey. Ilmahan ayaa isaga iyo waalidkiiba waxa laga soo saaray biyaha badda. Waxa qaraqana in dalka Siiriya oo argagixisada uu taageero Sucuudiga, Qadar iyo Turkiga ay burburiyeen ay dhibka weyn uu soo gaaray dadka caadiga ah oo ah kuwa lagu tilmaamo Suniga.

AppleMark

 

AppleMark

ARAABINEWS.COM