Muxiyadiin Siidow xaaji Cabdi waxa uu ahaa sawir qaade ka tirsan telefishankii qaranka ee saxda ahaa. Wuxuu ka mid ahaa shaqaalihii joogtada ahaa ee loo qaatey telefishanka sanadii 1986 sadex sano kadib markii la aasaasay telefishkanka.
Foolxumada sdhacdey ayaa ah waxa Muxiyadiin leeyahay mar uu dalbadey in shaqo laga siiyo telefishanka qaranka in si cad loogu sheegay in uu yahay Jareer isla markaana la siin karin shaqadaan. Ma jirto wax beenin ah oo ilaa hadda ka soo baxay wasaarada warfaafinta.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay