Sawirada diyaarad laga leeyahay Turkiga ayaa cilad ku timi xilli ay ka duushey garoonada xeebta ee dalkaasi Kiiniya. Diyaaradan oo sidey rakaab farabadan oo u badan dalxiisayaal ayaa si nabada ku degtay.
Diyaaradda ayaa waxaa saarnaa 121 qof oo rakaab ah iyo shaqaalaha diyaaradda.
Warbaahinta dalka Kiiniya ayaa sheegtay in diyaarada mid ka mid ah Mashiinadeeda ay gashay Shimbir.
Muddo ku dhow Saacad ayay ku dul wareegeysay Hawadda Magaalada Mombasa si loo dhameeyo Shidaalka ku jira diyaaradda.
Diyaarada ayaaa hadda fadhida garoonka Mombasa halkaas oo ay sugeysay in la cilad tiro.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS



Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay