03/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Sawirada madaxweyne Farmaajo oo ka qaybgalay xaflada caleemo saarka Galmudug

Sawirada madaxweyne Farmaajo oo ka qaybgalay xaflada caleemo saarka Galmudug. Waxa garoonka Cadaado ku soo dhaweeyay madaxweynaha maamulka Cadaado Xaaf.

Madaxweyne Farmaajo ayaa roob ku da’ay xilli uu maanta ka qaybgalay caleemo saar loo sameeyay madaxweynaha mamulka Cadaado oo aan tagi Karin xarunta maamulka ee Dhuusamareeb.





C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS