13/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Sawiradii u dambeeyay dagaalka federaalka ee u dhexeeya Puntland iyo Galmudug

Sawiradii u dambeeyay oo aan ka helno dagaalka federaalka ee u dhexeeya maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa wali rasaastu socotaa inkastoo ay tahay goos goos.

Sawirada ayaa Puntland ka soo qaaday gaadhi Cabdi Bille ah oo la gubey rasaas badana la isla dhacay meel u dhow deegaanka Jeexdin ee duleedka Gaalkacayo.

16-211-68-45-84-9 3-10 2-10 1-17

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS