06/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

SAWIRO: Gaalkacayo oo goobo badan yihiin dhul cidla

Sawiro Cusub oo laga soo qaaday Maxjarka Laga Dhisayo Gaalkacyo ayaa ah Meeshi uu Dagaalka ka bilowday Ee Galmudug iyo Puntland isku fara saareen. Xaafadaha Qaar Ee Gaalkacyo ayaa waxa ay isku badaleen meel Bahalo Galeen Ah oo Xayawaanaadka qaar xitaa ka barakaceen dagaalka ka dhacay Awgeed.

Dagaalka ayaa maalmahan mku soo dhawaanaya magaalada qaar siiba meelaha deegaanku ku badan yihiin. Madaxweynaha Puntland ayaa dagaalka ku eedeeyay madaxda sare ee Somalida sida Xasan Sheekh.

1-23[1]2-20[1]3-18[1]

1-23 2-20 3-18 9-7 11-3 12-2

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS