11/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Sawiro: Galmudug oo soo bandhigtay maxaabiis badan oo ka tirsan argagixisada Shabaab

Mas’uuliyiinta Maamulka Galmudug ayaa maanta Koofurta Magaalada Gaalkacyo ku soo bandhigay 22 Maxaabiis Shabaab ah oo ay ku qabteen Dagaalkii Shalay ka dhacay Bariga Gobolka Mudug.

Maxaabiista Galmudug ay Gaalkacyo ku soo bandhigtay oo ay ku jiraan kuwo qaba Dhaawacyo waxaana u badan Caruur aan qaan-gaar aheyn,iyadoo sidaan si lamid ah Maxaabiistii Puntland ay gacanta ku dhigtay ee Shabaabka ahaa ay u badnaayeen Caruur.

7-2[1] 8-2[1] 9-5[1]

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS