22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Sawiro hordhaca mudaharaad gilgilay Burco oo looga soo horjeedo muuddo kordhin Siilaanyo loo sameeyay

Burco–Gudoomiyasha xisbiga Wadani ayaa daraad uga baxay shir ay wada lahaayeen isaga iyo labada xisbi ee beesha dhexe kuna tilmaamay waqti lumis isagoo maqlay in golaha guurtida kordhinayso muddo saaida ayaa hadalkiisii rumoobey. Saaka ayaa mudaharaad looga soo horjeedo mudo kordhinta loo sameeyay Siilaanyo oo hawlgaba ayay ka dhacday Burco.

15595_966265373397659_230672547698369245_n[1] 10308333_966265376730992_6460035787341060321_n[1] 11012647_966265350064328_8320318968900750060_n[1] 11208648_966265326730997_8217918094435869821_n[1] 11214143_966265346730995_2134101958075995098_n[1] 11214708_966265523397644_5272018701314550358_n[1] 11244714_966265366730993_3735775940712382116_n[1]11245805_966265460064317_4465330355798325851_n[1]11214708_966265523397644_5272018701314550358_n[1]

11222416_966265283397668_1658692178626002018_n[1]

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM