November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Sawiro laga soo qaaday xaflad Saylici kaga qaybgalayay Maraykanka oo kuraastu madhneyd iyo Prof Axmed Samatar oo….

Washington–Saylici ayaa dalxiis ku maraya gobolo ka tirsan Maraykanka waxase loo qabtey xaflad uu ka hadlo halkaas oo dadku ka naxeen tirada dadka ah ee u timi oo intooda badan ahayd beesha dhexe iyo xisbiga Siilaanyo, waxase ka soo dhexmuuqdey goob kuraastu madhneyd Prof Axmed Samatar oo u ololeeya gooni goosadka.

WP_20150330_018

WP_20150330_019

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS