Diyaaradii Masaarida ee ku dhacday badda ayaa markii ugu horeysay laga helay sawiro kuwaas oo muujinaya waxa goobtaas ka dhacay. Diyaarada ayaa xalay saq dhexe lagu guulaystey in la arko RAQDEEDA inkastoo durba raqdu sii kala durugtey. Waxa markii ugu horeysay la soo saaray mayd ka mida rakaabkii diyaarada.
Khuburada wax baadha ayaa xalay soo saaray in dab ka kacay diyaarada dhexdeeda inta ayna burburin kaasoo ay ku sheegeen mid si deg dega u haleelay diyaarada isla markaana gooyay isgaarsiinta.
Lama oga waxa dabkaas sababey iyo sababta bayloodadu u sheegi waayeen inkastoo wali aan la helin qalabka madow ee lagu kaydiyo macluumaadka diyaarada xilliga duulimaadka ay ku jirto.
Warbixintii Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
![BBtiQqn[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/05/BBtiQqn1-300x190.jpg)
![BBtiVzF[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/05/BBtiVzF1-300x172.jpg)
![BBtj8F5[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/05/BBtj8F51-300x169.jpg)
![BBtiQqn[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/05/BBtiQqn1-1024x647.jpg)
![BBtiQr6[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/05/BBtiQr61-1024x693.jpg)
![BBtiSYT[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/05/BBtiSYT1-1024x768.jpg)
![BBtiVzF[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/05/BBtiVzF1-1024x586.jpg)
![BBtj8F5[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/05/BBtj8F51-1024x576.jpg)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay