Sawiradii u dambeeyay weerar gaari loo adeegsaday oo argagixisada dhiigeena xalaashatey ka gaysatay meel u dhow huteel Weheliye ee magaalada Muqdisho.
Inta la ogyahay waxay xasuuqeen ilaa 5 qof inkastoo dhaawaca la sheegayo in uu ka badan yahay. Maaha markii u horeeyay ee argagixisadu xasuuqdo dadkeena.
Hotelka Wehliye waxaa ku dhagan maqaayad dadka ay ka cunteeyaan, halkaasi Khasaare ayaa laga soo sheegayaa inuu ka dhashay.
Madaxda dawlada ayaa cambaareeyay inkastoo ayna lahayn awood ay ku joojiyaan weerarada fuleynimo ee argagixisadu ku xasuuqayso dadkeena.









C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS

Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay