November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Saxaafada oo booqatay deegaanada Cali Xaydh iyo Gargaara ee gobolka Awdal oo abaaruhu ku dhufteen iyo dad liita

Saxaafada gobolka Awdal ayaa booqatay deegaanada Cali Xaydh iyo Gargaara ee gobolka Awdal halkaas oo abaaruhu ay weerar ku hayaan dadka kadib markii xoolihii ka dhamaadeen. Dadka ayaa fariin u direy siyaasiyiin Hargeysa ku naaxay oo sheegta in ay iyaga matalaan oo aan waxba ka ogeyn laakiin ay ku cararaan marka ay jirto aano qabiil.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM