Saxaafada gobolka Awdal ayaa booqatay deegaanada Cali Xaydh iyo Gargaara ee gobolka Awdal halkaas oo abaaruhu ay weerar ku hayaan dadka kadib markii xoolihii ka dhamaadeen. Dadka ayaa fariin u direy siyaasiyiin Hargeysa ku naaxay oo sheegta in ay iyaga matalaan oo aan waxba ka ogeyn laakiin ay ku cararaan marka ay jirto aano qabiil.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM