November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Saxaafada oo dib u eegtay eedayn uu jeediyay Axmed Muumin Seed oo ahayd in dhagax lala dhacay

Saxaafada ayaa dib u baadhay waraysi uu bixiyay Axmed Muumin Seed oo ahayd in dhagax lala dhacay biyahna lagu rusheeyay. Wuxuu sheegay in huteelka hortiisa uu ka buuxay dhagax jay ah oo lagu weeraray.

Waxa dhinaca kale uu sheegay in uu albaabka dambe ka baxay ee huteelka oo uu cuksaday tagsi meesha marayay oo gartey sidaana ku qaadey. Bal muuqaalka hoose fiiriya.

Hadaladan aan jirin waxay wax u dhimaysaa taageerada uu haystey oo uu ka dhigeyo taageerayaashiisa kuwo caruura ama daawanaya filim.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS