22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Saxaafada oo toos u daawatay argagixisada shabaab oo lagala wareegay deegaano u dhow Bardaale

Saxaafada ayaa toos u daawatay deegaano horleh oo argagixisada shabaab lagala wareegay iyo hub ay ka carareen kadib markay arkeen ciidanka ku soo socda. Argagixisada ayaa inta badan laga xoreeyay dalka waxayse wali ku jiraan tuulooyin aan awood lahayn in ay iska dhiciyaan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM