Muqdisho–Hodan Naaleeye waa saxafiyad madax banaan waxayna muuqaalkeedii hore ku soo qaadatay isbedelka ku dhacay Muqdisho, muuqaalkana waxay ku eegaysaa horumarka Turkigu ka sameeyay magaalada Muqdisho sida dhisida madaarka iyo wadooyinka halbowlaha u ah isku xidhka magaalada.
Hodan ayaa sidoo kale booqatay Turkiga halkaas oo ay la kulantey safiirkii hore ee Turkiga kaasi oo ka waramay hawlihii u qabsoomay isagoo safiirkaasi la kulmay xilliyadii magaaladu ugu xumayd.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay