11/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Saxafiyiinta Somaliland oo qaadacay ururka saxafiyiinta oo la yiraa Solja

Saxafiyiinta Somaliland ayaa qaadacay urur sheegta oo la yiraa Solja loona soo gaabiyay ururka saxafiyiinta Somaliland. Dhalinyarada oo shir jaraaid qabtey ayaa sheegay in ururkaasi aanu matalin iyaga.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=9YtoqHMAFCg[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS