22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Saylac oo markale ay soo gaareen qoxooti ka soo cararay burburka Sucuudigu u gaystay dalka Yaman

Maayerka degmada Saylac ayaa magaalada ku qaabilay qoxooti reer Yamana oo ah qoysas gaaraya ilaa 7 qoys oo la soo cararay dhibaatada iyo burburka uu dalkooda ka gaystay kooxda urur diimeedka Salafiga ee Sucuudiga ka taliya. Qoxootiga Yaman ka imanaya ayaa Somaliya oo gaaja ah mooday dan inta badana lama hayo wax loogu gargaaro maadaama Somalidu u baahan tahay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM