24/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Saylici iyo Muuse Biixi oo lagu soo dhaweeyay Awdal iyo Borama oo noqon wayday siday filayeen

Musharaxa xisbiga Kulmiye Muuse Biixi iyo C/raxmaan Saylici ayaa si weyn aan balaadhneyn kala kulmey gobolka Awdal siiba Borama oo goobta la yiraa Khayriyada ay dadku ku yaraayeen. Dilla ee gobolka Awdal oo aad moodo intii taageersanayd iyo kuwa diidanba ay u soo baxeen taasina lagu macneeyay shaqo la’aanta jirta.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS