X

Saylici oo booqday goobta laga dhisayo guriga madaxtooyada gobolada Awdal ee Boorama iyo kulanka golaha deegaanka

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ayaa soo arkay guriga madaxtooyada gobolada Awdal intaas kadibna wuxuu kulan la qaatay golaha deegaanka Boorama oo wali la ciirciireysa deyntii lagu lahaa. Lama sheegin waxa uu u sheegay golaha deegaanka ee uu ka qabanayo daynta sidii loo xalin lahaa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.