Boorama-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ayaa Boorama yimi kadib booqasho dhaqaale ururin iyo dalxiis oo uu ku tagey wadamada reer galbeedka. Soo dhaweynta Saylici ee Boorama ayaa ahayd mid la soo qaban qaabiyay waxana muuqdey odayadii la yaqaanay oo shaahooda ka sugaya. Sayici ayaa gobolkiisa waxa ka socda kacdoon looga saarayo kuwo u naaxay hantida iyo dhaqaalaha dadkiisa.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM