13/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Saylici oo dafirey in uu qas ka wado Saylac halkaas oo xildhibaano xidhan yihiin

Saylici ayaa dafirey in uu qas ka wado Saylac halkaas oo xildhibaanadii goluhu xidhan yihiin loona xidhey maxaad u doorateen ku xigeenka maayerka oo hadda ah maayerka saxda ah.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS