X

Saylici oo dhabarka soo taabtey raxan ka mida beeshiisa

Horjooge ku xigeenka maamulka fashilmey ee Somalilaan fadhiid Saylici ayaa raxan ka mida beeshiisa dhabarka soo tabtey una sheegay inay is muujiyaan inta Muuse u qaadan inuu la jiro.


Raxantan odayada ayaa ku faanay in ay wax ku leeyihiin xisbiga Muuse Biixi, il gaarana ku eegaya odayada Makaahiil ee leh waan la jirnaa Muuse Biixi. Hadday nagu soo biireen waa yeelkood ayuu yiri mid ka mida odayada beesha Saylici.


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.