X

Degdeg: Woqooyiga Kuuriya oo shaacisay in cudurka Kooro soo gaaray

Bloomberg Pictures Of The Year 2019: Polarizing Power. Kim Jong Un, North Korea's leader, prepares for his departure to North Korea at the railway station in Vladivostok, Russia. Photographer: Andrey Rudakov/Bloomberg

Dalkaasi Woqooyiga Kuuriya ayaa cadaysay inuu soo gaaray cudurka Kooro markii ugu horeysay lagana helay qof baxsad ahaa oo dalka ku soo noqday. Qofkan oo lahaa calaamadaha cudurka ayaa hadda lagu dabajiraa in la soo qabto.


Waa markii ugu horeysay ee hogamiyaha Woqooyiga Kuuriya sheego in cudurka Kooro uu soo gaaray afar bilood kadib markii aduunka intiisa badan laga helay.


ā€¯Xaalad deg dega ayaan ku soo rogey magaalo xeebeedkaas si aan dalka intiisa kale uga badbaadino masiibada ayuu yiri hogaamiyaha Woqooyiga Kuuriya.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.