X

Saylici oo Hargeysa ku soo laabtey kadib dalxiis qaatay sadex usbuuc muxuuse ka sheegay Wabar+MUUQAAL

Hargeysa–Ku xigeenka Siilaanyo oo ka soo jeeda Awdal C/raxmaan Saylici ayaa Hargeysa ku soo laabtey kadib dalxiis dheer oo uu ku maqnaa wadamada lacagta leh ee Woqooyiga Ameerika. Saylici ayaa mar labaad yasay kacdoonka reer Adal. Dalxiiskan oo isugu jiray dhul barasho iyo in uu helo lacago saaida oo uu ku galo doorashada la rajaynayo.

Maxamed Yuusuf,nagala soo xiriir araabimedia@gmail.com iyo araabinews/facebook

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.