X

Nabadsugida Somaliya oo soo qabqabtey dadkii ugu badnaa oo looga shikinsan yahay argagixisada shabaab+MUUQAAL

Muqdisho–Nabadsugida Somaliya ayaa soo qabqabety dadkii ugu badnaa magaalada Muqdisho oo looga shikisan yahay in ay xiriir la leeyihiin argagixisada shabaab ee xalaashatay dhiiga muslimiinta. Dadkan ayaa laga soo qabqabtey cooshadaha Muqdisho halkaas oo inta badan ku qarsadaan hubka ay ku gumaadaan muslimiinta.

 

admin:

This website uses cookies.