X

Saylici oo sheegay in uu haysto taageerada xildhibaanada Awdal iyo Selel isaga iyo Muuse Biixi

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Saylici oo lagu dhaliilay in hankiisu dhaafi waayay madaxweyne ku xigeen ayaa hadda sheegay in uu haysto tageerada xildhibaanada Awdal iyo Salal kadib xaflad taageero oo uu ka hadlay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.