X

Xoghaye Uurcade oo ka hadlay ciyaartoydii yimi Hargeysa oo huteeladii lagu haysto: amniga ilaashada

Xildhibaan UUrcade ayaa ka hadlay ciyaartowdii Hargeysa u timi in ay ku ciyaaraan oo hadda xaaladoodu tahay kuwo kolba huteel laga saaro. Wuxuu sheegay in dushooda laysku haysto kursi.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.