X

Saylici oo u dabaal tagey Berbera kadib markii laga fariisiyay dhexdhexaadin+MUUQAAL

Berbera–C/raxmaan Saylici ayaa Berbera u dabaal tagey kadib markii laga fariisiyay in uu wax shaqo u yeesho muddo kordhinta u dhaxaysa kooxda Siilaanyo u hadlaysa iyo xisbiyada mucaaradka ku ah oo isla beel ka soo wada jeeda. Saylici ayaan ka waramin waxa geeyay Berbera xilli uu hawl u hayay kooxaha Siilaanyo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.