X

Qoxootigii Somalida ee yimi Berbera oo cunsuriyad lagula kacay iyo biyo la’aan ay u dhimanayaan iyo…MUUQAAL

Berbera–Qoxootigii Somalida ee Yaman ka yimi ee hadda jooga Berbera oo cunsuriyad lagula kacay. Waxa intaa u dheer in deeqdii loo keenay dhexda loo fadhiistey oo halkii caano laga siin lahaa la siiyay biyo la qooshey. Qoxootigan ayaa dalbaday in cunsuriyada laga daayo lana geeyo gobolada ay ka soo jeedaan ee ka qabow Berbera.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.