X

Saylici oo welli ku dhegan maayerka saxda ah ee Saylac iyo maayerka oo maxkamad la fuuliya

Saylici ayaa welli ku dhegan maayerka saxda ah ee Saylac iyo maayer Sacad oo maxkamad la fuulaya. Xildhibaanada Saylac ayaa meesha ka saaray maayer Xuseen Iidle waxase diidey Saylici oo hadda ku rogey wasiirka Dhulbahante ee GUDAHA.



 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.