X

Saylici waxaan leehay Suldaan Abshir waa suldaan Samaroon: Siyaasi Cali Faarax

Suldaan Abshir ayaa maalintii lixaad jeelka ugu jira fadhiid Saylici iyo Muuse Biixi oo wadajira. Suldaan Abshir oo ah suldaan aad u firfircoon una hadla dadka Samaroon ee uu matalo. Siyaasi Cali Faarax oo arintaas ka duulaya ayaa Saylici xasuusiyay inuu is xidhey Muuse Biixina u sheegay in nin la xidho leeyahay nin loo xidho. Suldaankuna dhinac walba kaa xigo.



ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.