X

Sh Xasan Daheeye oo ka sheekeeyay sheeko isaga iyo Ramaax dhexmartey xilligii Wabar

ARAABINEWS

Sh Xasan Daheeye ayaa ka sheekeeyay sheeko isaga iyo Ramaax dhexmartey xilligii dab damiska, Wabarna bilaabay kacdoonka. Sheekha oo qayb weyn ku lahaa codsiga dab damiska qurbajoogtu soo iibisay ayaa haddana aad uga xumaadey sida loo dhaqaajin waayay. Wuxuuse ka sheekeeyay xilli uu caraysnaa oo Ramaax soo wacay.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=XQoeQfJUHts[/embedyt]

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.