X

Faahfaahin qarax argagixisadu ka fulisay Muqdisho iyo tirada xasuuqa: SAWIRO

Faahfaahin dheeraada ayaa ka soo baxaysa qarax argagixisadu ka fusay Muqdisho oo ka dhacay kaalin shidaal oo u dhow wasaarada batroolka. Argagixisada ayaa u muuqda inay gaariga qarxay goobta ku ilaaween ama ugu talogaleen inay qarxiyaan kaalinta shidaal.


Waxay goobta ku dileen haweenay waxa dhaawac soo gaaray laba qof oo kale. Kooxda gaaleynta muslimiinta ee shabaab ayay caada u tagay xasuuqa musliminta

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Batroolka ayaa xaqiijiyay in dhammaan shaqaallaha Wasaaradda ay nabad qabaan.

Weerarada noocana ee argagixisadu ku disho hal iyo laba qof waxay u arkeen waxba inta badana way ka aamusaan, waxayse ku farxaan marka ugu yaraan 20 ay dilaan.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.