X

Shabeel haraadsan oo jaandi qayb ahaan furan oo biyo ku jiraan madaxa la galay maxaase qabsaday: ARAG

A leopard walks through a field after getting a pot stuck on its head in the Indian village of Sardul Kheda in the Rajasthan district of Rajsamand on September 30, 2015. A leopard who spent between four to five hours with a pot stuck on his head was freed after being tranquilised by the forestry department. AFP PHOTO / STRSTRDEL/AFP/Getty Images

Masuuliyiinta gobol ku yaal dalkaasi Hindiya ayaa la tacaalay shabeel haraadsan oo jaandi qayb ahaan ka furan oo biyo yar ku jiraan qoorta la galay. Shabeelka oo rafaadsan ayaa lagu arkay dariiqyada magaalada waxayna ku qaaday lix saacadood in la fujiyo iyadoo lagu dhuftey suuxiso.

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.