X

Shacabka Baydhabo oo si wadajira isugu soo baxay banaanbax ka dhana argagixisada: SAWIRO

Shacabka Muqdisho ayaa si wadajira isugu soo baxay banaanbax ka dhana argagixisada oo ay ku xasuuqeen dad gaaraya 300 oo qof oo welli la raadinayo lafahana la gurayo.

Waxaa sidoo kale Magaalada Baydhabo ka socda Gurmad loo sameeynaayo dadkii ay waxyeelado soo gaartay.



Waa xasuuqii ugu xumaa ee ka dhaca dunida oo hal mar lagu dilo tiro intaas gaaraysa oo argagixisadu gaysato.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.