Kadib xasuuqii ciidanka Siilaanyo ka gaysteen garoonka Boorama ayaa shacabku ka dareereen garoonka iyagoo gacmaha taagaya oo leh xabada naga daaya xabada naga daaya ayuu yiri xildhibaanad Dheerayste. Xildhibaanada golaha oo ka hadlay xasuuqan ayaa sheegen in aan loo dulqaadan Karin dilalka lala beegsano shacabka Awdal.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay