22/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Shacabka Hargeysa oo sida fiinta uga qayliyay sixir barar ragaadiyay xilli madaxda qaar dalxiis ku maqan yihiin

Hargeysa–Shacabka Hargeysa ayaa sida fiinta uga qayliyay sixir barar dhulka ku ragaadiyay xilli madaxda qaar ay dalxiisyo ugu maqan yihiin wadamo qaali ah. Lacagta masaakiinta laga guro ayaa waxa dalxiis ku taga wasiirada iyo madaxweyne ku xigeenka oo hadda dalxiis dheer ugu maqan wadamada Maraykanka iyo Kanada.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS